DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Doorkii Faneedka Ee Fanaanad Shamis Qarda Jeex Ku lahayd Halgankii Xornimada Jabuuti! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Warbixin Laga Diyaariyay Doorkii Faneedka Ee Fanaanad Shamis Qarda Jeex Ku lahayd Halgankii Xornimada Jabuuti!
December 13, 2020 - Written by Editor:

Djibouti (W,N)-Fanaanada Caanka ah ee Shamis Cali Faarax oo loo Garan ogyahay Shamis Qarda Jeex kana mid ah Hablihii fanaaniinta ahaa doorka laxaadka leh kasoo qaatay Halgankii  Xornimada dalka Jabuuti 1977-kii taasi oo baal dahab ah kaga Xusay taariikhda dalka Jabuuti iyo heesihii gobonimo doonka ah ee ay ka qaaday,

Fanaanada shamis qarda jeex ayaa dhawaan wargayska kazoo baxa dalka jabuuti qormo ka qoray doorkii ay ku lahayd halgankii gobonimo doonka dalka jabuuti oo ay ahayd gabadhii uhoraysay ee calanka jabuuti hees uqaado

HALKAN KA DAAWO WARBIXIN LAGA DIYAARIYAY FANAANADA SHAMIS IYO DOORKII AY KU LAHAYD HALGANKII XORIYADA JABUUTI IYO SOMALILAND;

 

 

 

COMMENTS
LINKS