“Madaxweynuhu Raali Gelin Haka Bixiyo Hadalkii Uu Bulshada Ku Kala Qaybinayey” Siyaasi Geel Jire. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Madaxweynuhu Raali Gelin Haka Bixiyo Hadalkii Uu Bulshada Ku Kala Qaybinayey” Siyaasi Geel Jire.
January 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cabdilaahi geeljire oo kamid ah masuuliyiinta xisbiga wadani ayaa ka dareen celiyay hadal dhawaan madaxwayne biixi jeediyay markii uu jabuuti kazoo noqday oo bulshada ka dhex abuuray dareeno kale duwan

Sidoo kale siyaasi geeljire ayaa madaxwayne biixi ugu baaqay in uu raali galin ka bixiyo hadalkiisa oo ahaa mid bulshada kala qaybinayay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS