WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulaha Madarasada Al Aqsa Ee Degmada Tog Wajaale Oo ka Warbixiyay Doorkeeda Waxbarasho!

TOG WAJAALE(W,N)-Maamulaha madarasada Al Aqsa ee Degmada Tog wajaale ee gobolka gabiley ayaa ka warbixiyay kaalinta waxbarasho ee madarasada iyo doorka ay ka qaadato waxbarashada degmada sida barista ardayda xafidka Quraanka kariimka ah iyo Arimaha diiniga.

Sidoo kale maamulaha madarasada Al Aqsa ayaa ka warbixiyay heerarkii kala duwanaa ee ay soo martay madarasadu si kor loogu qaadi tayada waxbarshada ee madarasada Al Aqsa.

Dhanka kale Maamule Khadar ayaa ka waramay sooyaalkii madarasada Al Aqsa oo uu aas aaskeeda lahaa Alle Ha,unaxariistee Axmed Xuseen Kooshin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version