Wasiir Hinda Jaamac Gaandhi Oo Ka Dareen Celisay Xilka Qaadista Uu Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Hinda Jaamac Gaandhi Oo Ka Dareen Celisay Xilka Qaadista Uu Madaxwayne Biixi Ku Sameeyay.
January 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirkii hore ee wasarada shaqada iyo arimaha bulshada Somaliland marwo hinda jaamac xirsi ayaa ka hadashay sida ay u aragto xilka qaadista madaxwayne biixi ku sameeyay maalintii shalay ahayd

Sidoo kale wasiir hinda ayaa  xilk qaadisteeda ku sheegtay in ay tahay sunaha dawladnimo

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS