Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Eheladda Cawo Cabdirasaaq Oo Dhawaan Jidh Dil Loogu Gaystay Magaalada Boorama Oo Ka Waramay Xaaladeeda Caafimaad.
January 15, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

BURCO(W,N)-Ehelada cawo cabdirasaaq oo dhawaan magaalada boorama dhaawacyo culus loogu gaystay magaalada boorama ayaa faah faahin ka bixiyay xaaladeeda caafimaad iyo mudadii ay magaalada burco ka tagtay ee ay boorama tagtay iyadoo gashay jaamacada camuud,

Sidoo kale ehelada cawo ayaa ka hadlay dadka lo ohayo falka cawo lagu dhaawacay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

COMMENTS
LINKS