Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay Ee Gobolka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiin Katirsan Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Waxka Qabato Ceelal Biyood Jabay Ee Gobolka Gabiley.
January 16, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

GABILEY(W,N)-Masuuliyiin katirsan xisbiga wadani o uu horkacayo siyaasi xamse khayre ayaa  manta booqday laba ceel biyood oo ku yaala gobolka gabiley oo jabay iyo dad iyo xoolo wixii ka cabi jiray oo ay biyo la,aani soo food saartay/

Sidoo kale masuuliyiintan ayaa xukuumada ugu baaqay in ay deg deg u hagaajiso ceel biyoodyada xumaaday

HALKNA KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS