Musharax Cabdilaahi Aar Oo Si Rasmi Ah Uga Mid Noqday Musharixiinta Xisbiga Wadani Uga Tartami Doona Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Musharax Cabdilaahi Aar Oo Si Rasmi Ah Uga Mid Noqday Musharixiinta Xisbiga Wadani Uga Tartami Doona Golaha Deegaanka Ee Caasimada Hargaysa,
January 26, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Eng Cabdilahi Maxamed Gaaxnuug (Cabdilaahi Aar) oo kamid ah musharixiinta golaha deegaanka caasimada Hargaysa ee xisbiga wadani ayaa la faliyanaa dhawaan in Munaasibada shaacinta musharaxnimadiisa xisbiga lagu qabto Magaalada hargaysa.

Musharax Eng Cabdilaahi Aar  ayaa amid ah aqoonyahan Utartami doono xildhibaanimada golaha deegaanka caasimada Hargaysa kaasi oo ay isku raacday beesha uu kazoo jeedaa halka uu hore xisbiga wadani ushaaciyay musharax farxaan Iimaan oo ay musharax Cabdilaahi Aar ay beeshoodu usoo Xulatay in ay u kala matalaan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex iyo golaha deeganka caasimada hargaysa.

Labadan musharax ayaa mid ah xubnaha miisaanka leh ee ilaa hada iska soo sharaxay xisbiga mucaaridka ee wadani

COMMENTS
LINKS