DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac Xadi Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Wasiirka Isgaadhsiinta Jsl Oo Hadhimo Sharafeed Ku Maamuusay Musharax Eng Aadan Jaamac Xadi Oo Usharaxan Golaha Deegaanka Caasimada Hargaysa,
January 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta Iyo technolajiyada Somaliland Dr Cabdiwali Sheekh Cabdilaahi suufi jibriil ayaa hadhimo sharafeed usameeyay musharax Eng Aadan Jaamac xadi oo Usharaxan golaha deegaanka caasimada, madaxdhaqameedka beesha iyo gudida reerka ee soo xushay musharaxan iyo xubno kamid ah haweenka xisbiga kulmiye.

Munaasibada uu wasiirku kumaamuusay musharax eng aadan oo beesha jibriil abokor isku raacay in uu ku matalo musharixiinta utarmaya golaha deegaanka caasimada.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS