DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax Oo Hankiisa Musharaxnimo Ku Shaaciyay Munaasibad Kulmiysay Kumanaan Qof. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax Oo Hankiisa Musharaxnimo Ku Shaaciyay Munaasibad Kulmiysay Kumanaan Qof.
February 10, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada lagu shaacinayo musharax abwaan xasan dhuxul oo usharaxan golaha wakiilada gobolka aroodi jeex ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo kulmisay kumanaan kamid shacabka caasimada,madaxdhaqameed,kooxda xidigaha oo wacdaro ka dhigtay

Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qaybgalay hogaanka xisbiga kulmiye,wasiiro iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS