WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Xasan Dhuxul laabsaalax Oo Hankiisa Musharaxnimo Ku Shaaciyay Munaasibad Kulmiysay Kumanaan Qof.

HARGAYSA(W,N)-Munaasibada lagu shaacinayo musharax abwaan xasan dhuxul oo usharaxan golaha wakiilada gobolka aroodi jeex ayaa lagu qabtay magaalada hargaysa taasi oo kulmisay kumanaan kamid shacabka caasimada,madaxdhaqameed,kooxda xidigaha oo wacdaro ka dhigtay

Sidoo kale waxaa munaasibadan kasoo qaybgalay hogaanka xisbiga kulmiye,wasiiro iyo marti sharaf kale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version