DAAWO;-Gudoomiye Axmedyaasiin Sheikh Cali Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga Wadani Ku Qaabiley | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiye Axmedyaasiin Sheikh Cali Iyo Nuxurka Khudbad Uu Ka Jeediyay Munaasibadii Xisbiga Wadani Ku Qaabiley
February 16, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiye kuxigeenka golaha wakiilada somaliand axmed yaasiin sheikh cali ayaanle oo wata boqolaal kamid ah taageeryaashiisa ayaa  manta xisbiga wadani usameeyay munaasibad uu kuso dhwaynayo

Sidoo gudoomiye axmedyaasiin ayaa fariimo isbarkan udiray madaxwayne biixi iyo komishanka doorashooyinka asxaabta siyaasada isagoo madxwayne biixi uga digay dhigaysiga casaabad uu sheegay in ay ku xeeran tahay oo dalka halis galin karta

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS