DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Wado Laami Ah Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalisay Allaybaday. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Wado Laami Ah Oo Dawlada Hoose Ee Gabiley Ka Hirgalisay Allaybaday.
February 19, 2021 - Written by Editor:

ALLAYBADAY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley,maayarka magaalada gabiley kuxigeenka iyo masuuliyiin kale oo katirsan maamulka ayaa xadhiga ka jaray wado laami ah casri ah oo markiiuhoraysay laga hirgaliyay magaalada Allaybaday ee gobolka gabiley taasi oo ay dhistay dawlada hoose ee  gabiley.

Sidoo kale bulshada ku dhaqan magaalada Allaybaday ayaa soo dhawayn diiiran ku qaabiley maayarka magaalada gabiley iyo waftigii la socday oo ay uga mahd celiyeen waxqabad la taaban karo ee ay ka hirgaliyeen gudaha allaybaday ee qaybo kale ee deegaanka degmada ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS