WAJAALE NEWS

DAAWO;-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey Oo Khudbad Dardaaran Iyo Dhiiri Galin Ah Ujeediyay Ardayda Dugsiga Nuuradiin.

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Cabdilaahi Xasan Ganey oo kamid ah Hal abuurka dhalinyarada ah ee dalka dibadiisa ku nool ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysa jeediyay kumanaan kamid ahardayda waxka barata dugsiga sare ee nuuradiin qaybtiisa raga.

Abwaan cabdilaahi ayaa ardayda kula dardaarmay in ay dadaalaan islamarkaana ay hada doortaan mustaqbalkooda bari ..

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version