DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Cali Guray Oo Kabaha La Dulmaray Wasiir Cismaan Dube, Naanays Cusubna Ubixiyay.
February 23, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

HARGAYSA(W,N)-Siyaasi cali maxamed yuusuf (cali guray) oo kamid ah siyaasiyiinta reer Somaliland ee badi ka hadla xaaladaha ka taagan geeska Africa iyo yagiga Somaliland ayaa eedo culus ujeediyay wasiirka warfaafinta somaliya Cismaan dube isagoo taageeray raali galin uu ka bixiyay boqor buurmadow hadalo uu ku duray Emaaraadka.

Siyaasi cali guray ayaa naanays cusub ubixiyay wasiir cismaan dube isagoo beelaha Hawiyana fariin udiray

HALKAN KA DAAWO MUUQAALK WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS