DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Beesha Subeer Awal Oo Deegaanka Arabsiyo Hadhimo Sharafeed Ugu Samaysay Suldaanka Guud Ee Beelaha Somaliland + Waxyaabihii Ku Cusbaa!
February 24, 2021 - Written by Editor:

ARABSIYO(W,N)-Suldaan Guud Ee beelaha somaliland Suldaan Daa,uud Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir iyo wafti Dhaqan oo uu hogaamnayo ayaa magaalada arabsiyo ee gobolka gabiley loogu sameeyay hadhimo sharafeed iskugu jirtay duco iyo dardaaran taasi oo ay suldaanka guud ku maamuustay beesha subeer awal.

Waxaana munaasibada qado sharafta ah oo nooceedu ku cusbaa casuumadaha loo fidiyay suldaanka ayaa waxa kasoo qaybgalay madaxdhameed tiro badan wasiiro, badhasaabka gobolka gabiley. maayarada gabiley iyo hargaysa iyo masuuliyiin kale

Hadhimo sharafeedan oo uu gadhwadeen ka ahaa Suldaanka Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan oo ay weheliyaa suldaan maxamuud axmed sheikh,xildhibaan siciid cilmi rooble siyaasi cali dhagoole iyo xubno kale oo beesha subeer awal ah  ayaa madasha ka jeediyay kelmado soo dhawayn iyo duco ah .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS