Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Deg Deg Wax Uga Qabato Tabashada Ciidamada Qaranka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Xukuumada Ugu Baaqay In Ay Deg Deg Wax Uga Qabato Tabashada Ciidamada Qaranka.
February 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe ayaa ka hadlay tabashada kazoo yeedhay ciiidamada qaranka Somaliland ee jiida hore kuwaasi oo gadood sameeyay

Sidoo kale faysal ayaa xukuumada ugu Baaqay in ay deg deg wax uga qabato tabashada ciidanka isagoo ciidanka usoo jeediyay in ay ku noqdaan xeryahoogii.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS