Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dawlada Maraykanka Oo Cuna-qabatayn Ku soo Rogtay Qaar ka mida Madaxda Boqortooyada Sucuudiga.
February 27, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Dhawaan ayay ahayd markii dawlada maraykanku shaaciyay cida amartay dilkii wariyihii sucuudiga udhashay ee lagu dilay dalka turka oo ay sheegeen in uu amray maxamed binu salmaan dhaxal sugaha boqortooyada sucuudiga

Sidoo kale dawlada maraykanka ayaa sheegay in ay cunoqabatay dhinaca safarka kusoo rogayso qaarkamid ah madaxda dalka sucuudiga oo ay ku jiraan xubno qoyska reer boqor ah

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS