DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Mujaahidiinta Sooyaal. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Gudoomiyaha Haayada Qaxoontiga Iyo Barakacayaasha Oo Iska Difaacay Eedo Uga Yimid Ururka Mujaahidiinta Sooyaal.
February 28, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha haayadaqaxoontiga iyo barakacayaash qaranka Cabdikariim Xinif ayaa iska difaacay eedo ay usoo jeediyeen xubno kamid ah ururka mujaahidiinta sooyaal

Sidoo kale Gudoomiye xinif ayaa ka hadlay caqabadaha ka haysta in ay heleen dhul ay dajiyaan barakacayaasha

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS