DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xildhibaanada Golaha Guurtida Oo Ansixiyay Xeerka Haayada Caymiska Oo Ay Waxka Badal Ku Sameeyeen.
March 1, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xildhibaanada golaha guurtida somailand oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay xeerka haayada caymiska qaranka oo hore usoo ansixiyeen golaha wakiiladu ayaa manta ansixiyay xeerkan

Gudoomiyaha Golaha guurtida ayaa hore gudi dib u eegis ku samaysa iyo waxka badal usaaray xeerkan haayada caymisku.

Sidoo kale xildhibaanada golaha guurtida ayaa waxka badal iyo kaabis ku sameeyay xeerkan

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS