DAAWO;-Mo Faarax Oo Ka Hadlay Tartanka Orodada Caalamiga Ee Dhacaya Dalka Jabuuti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Mo Faarax Oo Ka Hadlay Tartanka Orodada Caalamiga Ee Dhacaya Dalka Jabuuti.
March 5, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

JABUUTI(W,N)- Orodyahanka Caalamiga ah Mo Faarax islamarkaana ay hore dawlada jabuuti ugu magacowday xil sharafeed safiir ah oo ku sugan magaalada  jabuuti ayaa ka hadlay tartanka orodada ee ay dalka jabuuti marti galinayso kaasi oo ay ka kasoo qaybgaleen 17dal oo ay jamhuuriyada somaliland kamid tahay.

Sidoo kale orodyahan mo faarax ayaa ka waramay doorkii ay dhalinyaro badan oo reer jabuuti ahi ku lahaayeen oradada caalamka iyo magaca ay usoo jiideen dalkooda.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS