WAJAALE NEWS

Dab Ka Kacay Guryo Ku Yaala Magaalada Gabiley Iyo Khasaaraha Ka Dhashay.

GABILEY(W,N)-Dab ka kacay guri aqal soomali ah oo ku yaala magaalada gbiley ayaa sobobay in dabkii kusii faafo laba guri oo kale kaasi oo sobobay khasaare hantiyeed balse ma jirto cid wax ku noqotay.

Sidoo kale ciidanka dabka damiska gabiley ayaa ka hawlgalay daminta dabkan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

Exit mobile version