DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Liiska Musharixiinta Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay Wakhtiga Kama Danbaysta Ah Ee Ay Liiska Musharixiinta Ugudbinayaan Komishanka Doorashooyinka.
March 11, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xoghayaha guud ee xisbiga wadani ayaa ka hadlay wakhtiga kama danbaysta ee falaylasha ka qabanayaan musharixiinta isagoo ku wargaliyay in ay ugu danbayso maalinta sabtida

Sidoo kale xisbiga wadani ayaa fariin udiray musharixiinta utartamaysa golayaasha deegaanka iyo wakiilada

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS