DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Ka Duwan Kuwii Hore Ku Shaaciyay 13Musharax Ee Uga Sharaxan Golaha Deegaanka Gabiley. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Ka Duwan Kuwii Hore Ku Shaaciyay 13Musharax Ee Uga Sharaxan Golaha Deegaanka Gabiley.
April 12, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Xisbiga kulmiye ayaa maanta munaasibad laga shaacinayay 13 musharixiinta golaha deegaanka gabiley ku qabtay magaalada gabiley taasi oo ay kasoo qaybgaleen hogaanka xisbiga, maamulka gobolka gabiley iyo xubno katirsan masuuliyiinta.

Munaasibad lagu shaaciyay 13musharax ee golaha deegaanka gabiley ayaa Ahayd mid ka duwan kuwii hore loo qaban jiray Musharixiinta iyagoo dhaqaalihii ku baxayay xaflada iyo dad la soo ururiyo ugu tabarucay bulshada ubaahin.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS