WAJAALE NEWS

Wasiirka Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaaciyay In Somaliland laga Arkay Bilashada Bisha Ramadaan

Hargeysa (W,N)-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland Sheekh Khaliil Cabdillaahi Axmed oo gor dhaywad warbaahinta kula hadlay xafiiskiisa, ayaa shaaciyey in Caawa ay tahay Ramadaan.

Wasiirka ayaa sidoo kale sheegay in gobolka Sool laga arkay bilashada Bisha Barakaysan ee Ramadaan, caawana ay Soon koow tahay.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

Exit mobile version