WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Gobolka Gabiley Oo Tacsi Udiray Marxuum Suldaan Ibraahim Jaamac Samater Oo Ku Geeriyooday Turkiga,

GABILEY(W,N)-Badhasaabka gobolka gabiley maayarka gabiley, xildhibaano iyo masuuliyiin kale ayaa tacsi tiiraanyo leh udiray qoyskii iyo qaraabadii uu ka baxay suldaan ibraahim jaamac samater oo ku geeriyooday dalka turkiga .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version