WAJAALE NEWS

Mudo Haraad Lagaga Soo Hor Jeedo Xadhiga Col, Doolaal Oo Caawa Ka Dhacay Magaalada Burco.

BURCO(W,N)-Mudo haraad balaadhan oo lagaga soo horjeedo xadhiga iyo xukunka lagula kacay Col Jaamac Doolaal aya caawa fiidkii ka dhacay magaalada burco taasi oo ay iskugu soo baxeen boqolaal qof oo diidan xadhiga sharci darada e ecol muj doolaal.

Shacabka reer burco ee caawa fiidkii iskugu soo baxay Jidadka magaalada burco ayaa madaxwaynaha Somaliland ugu baaqay in uu si deg deg ah usiidayo col doolaal hadii aanu doonayayn in dalka burburo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version