DAAWO;-Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Si Xeel Dheer Uga Warantay Halista Xanuunka Coronavirus Covid19. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Drs Edna Aadan Ismaaciil Oo Si Xeel Dheer Uga Warantay Halista Xanuunka Coronavirus Covid19.
April 13, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Marwo Drs Adna Aadan Ismaaciil oo kamid ah haldoor reer Somaliland ayaa si qotodheer uga warantay halista xanuunka coronavirus Covid19 oo caalamka saameeyay ismarkaana galaaftay nafaha maalaayiin qof oo kamid ah bulshada caalamka oo ay kamid tahay Somaliland

Sidoo kale Marwo edna aadan ayaa shacabka reer Somaliland ugu baaqay sidii ay uga badbaadi lahaayeen halista cudurka covid19 iyo sii ay uraaci lahaayeen tilmaamaha caafimaad ee lagaga badbaadi karo,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS