Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Komishanka Doorashooyinka Oo Saddexda Xisbi U Qaybiyey Astaamaha & Lambarada Murrashaxiinta Wakiillada Iyo Deegaanka!
April 14, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Komishanka Doorashooyinka Somaliland, Waxay maanta u qaybiyeen 3 xisbi qaran calaamadahii ama Astaantii musharraxiinta golaha Wakiiladda Iyo Deeganka.

Musharraxiinta wakiiladu waa 60 calamadood. Oo xisbigiiba 20 Astamood leeyahay. 20 astaamod ayuu dhamaan 6 gobol u Qaybinaya misharraxiintiisa uga sharaxan gobol kasta.

Golayaasha deegaanka ayaa noqonaya lambaro ay sedex xisbi u kala qaateen Ucid 1 Kulmiye 2 Wadani 3 halka golaha wakiilada ay noqonayaan Astaamo

HALKAN KA AKHRI ASTAAMAHA IYO SIDA AY XISBIYADA UKALA QAATEEN ASTAAMAHA;

COMMENTS
LINKS