Bulshooy Baro Astaanta Musharaxaaga Maxamed Cabdilaahi Bookh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Bulshooy Baro Astaanta Musharaxaaga Maxamed Cabdilaahi Bookh!
April 14, 2021 - Written by Editor:
Warning: Trying to access array offset on value of type null in /customers/c/e/3/wajaalenews.net/httpd.www/wp-content/plugins/really-simple-facebook-twitter-share-buttons/really-simple-facebook-twitter-share-buttons.php on line 318

Musharax Maxamed Cabdilaahi Bookh Oo Usharaxan Golaha Wakiilada Gobolka Maroodi Jeex, kana Sharaxan  Xisbiga Wadani Ayaa Wuxuu Nasiib Uhelay In Ay Astaantiisu Noqoto “Bakoorad” Taasi Oo shacabka Reer Somaliland Ku Dhaqani Miyi iyo magaalo Ay Bulshadu Yar Iyo Wayba Sifiican Uwada Garanayaan.

Waxaa bulshada Ku Dhaqan Gobolka Maroodi jeex Mid Ilaa Gabiley, Wajaale Kalabaydh Iyo deegaanada Hoos Yimaada  Gaar Ahaan Taageerayaasha Musharax Maxamed Cabilaahi Bookh Lagu War Galinayaa In Ay Sifiican Uxafidaan Astaanta Musharax Oo ah “Bakoorad”,

#;Muwaadin Ku dooro musharax la Dareen Ah shacabkiisa

#;Ku dooro Musharax/ Xildhibaan kuu Shaqaynaya Balse Aan Kaa Shaqo Tagay, Xogogaalna U Ah Xaalada Ay ku Sugan Yihiin Bulshada Dooranaysaa Miyi Iyo Magaalaba,

Guul Iyo Gobonimo Balanteedu Waa Maalinta Codbixinta 31/05/2021 Inshallah.

COMMENTS
LINKS