Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya + Tirada Iyo Shuruudaha laga Rabo Ardayda Danaynaya Fursadahan! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Somaliland Oo Deeq Waxbarasho Ka Heshay Itoobiya + Tirada Iyo Shuruudaha laga Rabo Ardayda Danaynaya Fursadahan!
April 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Somaliland ayaa deeq waxbarasho ka heshay dalka itoobiya sida uu baahiyay agaasimaha guud ee wasaarada waxbarashada somaliand

Sidoo kale ardayda daynaysa furdahan waxbarasho ayaa lagu wargaliyay wakhtiga ay soo xaraysanayaa codsiyada iyo shuruudaha looga baahan yahay

HALKAN KA AKHRI QORAALKA KASOO BAXAY WASAARADA WAXBARASHADA SOMALILAND;

 

COMMENTS
LINKS