Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Soo Saaray Maansada Cusub Ee “Dhabriiran” Iyo Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Xasan Daahir Weedhsame Oo Soo Saaray Maansada Cusub Ee “Dhabriiran” Iyo Nuxurka Ay Xambaarsan Tahay!
April 15, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Abwaan Xasan Daahir Ismaaciil “Weedhsame” Oo kamid ah hal abuurka dhalinyarad ah ee reer Somaliland Ayaa soo saaray maansada cusub ee “Dhabriiran” taasi oo ah Mid uu kaga hadlayo hamiga dayarta iyo sida loogu baahan Yahay in aanay ilaawin alle ka cabsiga iyo sida uu hamiga aduunyo uluminayo taasi oo ah maanso alle bari iyo xanbaarsan cabsida alle.

HALKAN KAGA BOGO NUXURKA MAANSADA CUSUB EE “DHABRIIRAN” OO UU TIRIYAY ABWAAN WEEDHSAME;

COMMENTS
LINKS