WAJAALE NEWS

Wadani Iyo Ucid Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay xadhiga Musharixiinta Xisbiyadooda Ka sharaxan, Xukuumadana Ku Eedeeyay Farogalin

Wadani Iyo Ucid Oo Siwada Jir ah Uga Hadlay xadhiga Musharixiinta Xisbiyadooda Ka sharaxan, Kuwaasi oo ay xidhan yihiin sedex kamid ah halka laga raadinayo laba haweenk oo ka kala shaxaran WADANI IYO UCIDE

Sidoo kale xisbitada mucaaridka ayaa Xukuumadana Ku Eedeeyay in ay  Farogalin. ku hayso qabsoomida doorashooyinka isku sidkan

HALKAN KAGA BOGO QORAAL AY KASOO SAAREEN ARIMAHAASI;

 

Exit mobile version