Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qarka USaaran In Uu Dumo Iyo Madaxwyne Biixi Oo Kormeer Ku Tagay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dooxa Magaalada Hargaysa Oo Qarka USaaran In Uu Dumo Iyo Madaxwyne Biixi Oo Kormeer Ku Tagay.
May 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Doox way nee magaalada hargaysa aya khasaare culus ay soo gaadhsiiyeen roobabkii labadii maalmeed ee udanbeeyay ay kusoo rogmadeen daadan xoogani

Sidoo kale madaxwayne oo ay weheliyaan taliyaha ciidanka boolisku ayaa kormeer kusoo maray dooxa magaalada hargaysa oo laga dayrinayo in uu dumo.

HALKAN  KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS