DAAWO;-Musharax Maxamed Cabdikariim Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Ganacsiyeed Tog Wajaale. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Musharax Maxamed Cabdikariim Oo Lagu Soo Dhaweeyay Magaalo Ganacsiyeed Tog Wajaale.
May 2, 2021 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)-Dadwayne tiro badan ayaa magaalo xuduudeedka wajaale kusoo dhaweeyay musharax maxamed cabdikariim maarshaal oo usharaxan golaha wakiilada gobolka maroodi jeex kana sharaxan xisbiga wadani.

Musharax maxamed cabdikariim ayaa mudo safar gaaban ugu maqnaa dalka itoobiya ee aynu jaarka

Taageerayaasha musharaxa aaya usoo galbiyay dhinaca magaalada hargaysa .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS