Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Canbaaraysay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Musharixiinta Xisbiyada Mucaaridka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xarunta Xuquuqal Iinsaanka Somaliland Oo Canbaaraysay Xadhiga Ay Xukuumadu Kula Kacday Musharixiinta Xisbiyada Mucaaridka.
May 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xarunta xuquuqal iinsaanka madaxbanaan ee Somaliland ayaa canbaaraysay xadhiga ay xukuumadu kula kacday musharixiinta katartamaya xisbiyada mucaridka Somaliland oo ka xidhay ilaa 7musharax oo wali qaarkood xidhan yihiin

Xarunta xuquuqal iinsaanka ayaa xukuumada ugu baaqday in ay ilaalisa hanaanka dimuqraadiyada dalka.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS