Madaxwaynaha Jsl Oo Kormeeray Goobo Caasimada Kamid Ah Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha Jsl Oo Kormeeray Goobo Caasimada Kamid Ah Oo Roobabkii Khasaare Soo Gaadhsiiyeen.
May 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo maanta Kormeeray goobo kala duwan oo ay ka mid yihiin Sayladda iibka Xoolaha iyo Biriijka kowaad ee caasimada Somaliland ee Hargeysa.

COMMENTS
LINKS