Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Qaarkamid Ah Xabaalaha Baqiic Oo Roobabku Dumiyeen Iyo Baahinta Eheladooda, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sheekh Aadansiiro Oo Ka Hadlay Qaarkamid Ah Xabaalaha Baqiic Oo Roobabku Dumiyeen Iyo Baahinta Eheladooda,
May 2, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray (Aadansiiro” oo kamid ah culimada dalka islamarkaana ka sheeqaya arimaha islaaxa ah ee lagu diyaariyay xabaalaha aynu ku aasno maytideena ayaa maanta soo kormeeray xabaalaha baqiic oo roobabkii dumiyeen qaarkamid ah xabaalaha

Sidoo kale xabaalaha dumay ayaa fariin loo diray eheladoodii

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS