WAJAALE NEWS

“Maxa Loo Qaban Waayay Sheekh Xasan Diheeye Oo Hadalo Dadka Iska Hor keenaya Masaajidka ka Jeediya” Gudoomiye Faysal,

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyaha xisbiga ucid eng faysal ayaa xukuumada ku eedeeyay in ay ku mahquushay mhsuarixiinta sobobta ay usoo xidhi wayday sheikh xasan deheeye oo maalinwalba masaajid ka jeediya hadalo dadka iska horkeenaya kana amaano madaxwaynaha somaliya farmaajo.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version