DAAWO;-Qaabkii Looga Soo Saaray Maydka Wiil Yar Oo Sedex Cisho Ku Jiray Balay Biyood Ku Yaala Deegaanka Geed Balaadh! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qaabkii Looga Soo Saaray Maydka Wiil Yar Oo Sedex Cisho Ku Jiray Balay Biyood Ku Yaala Deegaanka Geed Balaadh!
May 3, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Maydka wiil yar oo sedex maalmood balay biyood ku yaala deegaanka geed balaadh ayaa lagu guulaystay in maanta laga soo saaro kadib markii ay gurmad ufidiyeen bad baaxyo katirsan Maansoor Sea Berbera oo iyagu helay maydka wiilkan yar oo ay tahli kari waayeen in ay soo saareen ciidanka dabdamiska ee gobolka gabiley iyo dadka deegaankuba.

Waxaana soo saaridka maydka wiilkan yar ka hadlay maamulka gobolka gabiley oo uu horkacaya badhasaabka gobolka oo gaadhay deeganka uu ku yaalo balay biyoodkani.

Sidoo kale Ehelada wiilkan yare e ku dhintay balay biyoodka uu maykiisu ku jiray sedexda cisho ayaa ka hadlay qaabkii uu ugu dhacay iyo soo saaridka maydkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS