Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Dalka Ingiriiska Iyo Nuxurka Dacwad Ka Dhan Ah Ciidanka Booliska Oo Ay Gudbiyeen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiyada Mucaaridka Somaliland Oo Kulan La Yeeshay Wafti Ka Socday Dalka Ingiriiska Iyo Nuxurka Dacwad Ka Dhan Ah Ciidanka Booliska Oo Ay Gudbiyeen.
May 3, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Gudoomiyayaasha xisbiyada mucaaridka ah ee somailand wadani Iyo Ucid ayaa kulan la qaatay safiirka dalka ingiriiska ufadhiya somaliya oo uu weheliyo wakiilka Uk ufadhiya caasimada Somaliland.

Kulanka oo saacado badan qaatay ayaa lagaga wada hadlay arimaha doorashooyinka somaiand ee fooda inga soo haya iyo doorka ay dawlada ingiriisku ku leedahay.

Sidoo kale hogaanka xisbiyada mucaaridka Somaliland ayaa safiirka dalka Ingiriiska ugudbiyay dacwad ka dhan ah ciidanka booliska Somaliland oo tacadiyo iyo xadhiga ukala kacay musharixiinta xisbiyada mucaaridka ka sharaxan qaarkood oo wali ay xidhan yihiin qaarkood

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS