DAAWO;-Aqoonyahan Xasan Maxamuud Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Heerarkii Ay Soo Martay+Xidhiidhkii Ay Lahayd Boqortooyada Ingiriiska! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Aqoonyahan Xasan Maxamuud Oo Si Qotodheer Uga Hadlay Qadiyada Somaliland Iyo Heerarkii Ay Soo Martay+Xidhiidhkii Ay Lahayd Boqortooyada Ingiriiska!
May 7, 2021 - Written by Editor:

LONDON(W,N)-Aqoonyahan Xasan Maxamuud  Cige oo kamid ah aqoonyahan reer Somaliland Ee ku dhaqan dalka ingiriiska oo uu hormuud ka yahay ururada bulshada iyo jaalida reer Somaliland ee dalka Uk ayaa mar uu ka hadlayay barnaamij lagaga hadlay qadiyada Somaliland ee sodonkii sano ee Udanbeeyay wuxuu siqoto dheer uga hadlay qadiyada madaxbaanida Somaliland muhiimada ay geeska Africa uleedahay halka ay ku taalo/

Sidoo kale Aqoonyahan Xasan Maxamuud ayaa faahfaahin dheerada ka bixiyay midowgii 1960 ee Somaliland iyo somaliya iyo xidhiidhkii ay Somaliland lahayd boqortooyada ingiriiska oo Somaliland soo xukuntay iyadoo ahayd Somaliland protectart

Dhanka kale aqoonyahan xasan ayaa caalamka u iftiimiyay sharaxan muhiimada ay uu aqoonsiga Somaliland uleeyahay dunida iyo mandaqada geeska africa iyo waxa ay qabsatay hada oo jirtay sodon sano oo aanay beesha caalamka ka heli wax aqoonsiya.

HALKAN KA DAAWO AQOONYAHAN XASAN OO LUUQADA INGIRIISIGA KU SHARAXAYA QADIYADA SOMALILAND;

COMMENTS
LINKS