DAAWO;-Barnaamijka Masraxa Musharax Oo Lagu Xog Waraystay Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Su,aalo Tiro Badan Oo Bulshadu Ku Waydiisay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Barnaamijka Masraxa Musharax Oo Lagu Xog Waraystay Maayarka Magaalada Gabiley Iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay Su,aalo Tiro Badan Oo Bulshadu Ku Waydiisay!
May 8, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Barnaamijka Masraxa Musharaxa Ee Televisionka Qaranka Somaliland ayaa lagu marti Qaaday Maayarka magaalada gabiley Maxamed Amiin Cumar Cabdi oo markale usharaxan golaha Deeganka degmada gabiley.

Sidoo kale Maayarka gabiley ayaa ka warbixiyay sobobaha ku kaliftay in uu markale isku soo sharaxo golaha deegaanka waxyaabaha uu qabtay mudadii uu haya xilka maayarka gabiley iyo qorshayaasha uu doonayo in uu dhamaystiro hadii markale uu ku guulaysto hadii loo doorto maayarnimada.

Dhanka kale dadwaynihii kazoo qaybgalay barnaamijkan ayaa maayarka waydiiyay su,aalo tiro badan oo la xidhiidha qabadkiisii, bulshada uu ka doonayo codka iyo kuwo kale oo tiro badan kuwaasi oo maayar maxamed Amiin uga jawaabay mid mid

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MARNAAJIMKAN OO DHAMAYSTIRAN IYO XOG WARANKA MAAYAR AMIIN;

COMMENTS
LINKS