WAJAALE NEWS

“Xadhigayga Waxaa Ka Dambeeyay Xisbiga KULMIYE Oo Isku Dayay In Uu Qaato Codka Deegaankayga…” Musharrax Qaasim Saleebaan.

HARGAYSA(W,N)-Musharax qaasim saleebaan oo kamid ah musharixiinta golaha wakiilada gobolka sool oo xukumadu dhawaan xidhay ayaa ka waramay xadhigiisii iyo cida ka danbaysay iyo shirqoolada loo maleegay.

Exit mobile version