WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasaaarada Diinta Iyo Awqaafta Jsl Oo Shaacisay In Ay Caawa Ramadaan Tahay.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada diinta io awqaafta somaliland sheekh khaliil iyo gudi loo saaray arimaha bilshada bisha ciidan oo goor dhawayd warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in aanay jirin cid aragtay bilshada bisha islamarkaana ay caawa tahay ramadaan

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version