Diyaarada Kenya Airways Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Ay Duulimaadyo Toos Ah Ka Bilaabayso Somaliland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Diyaarada Kenya Airways Oo Shaacisay Wakhtiga Rasmiga Ah Ee Ay Duulimaadyo Toos Ah Ka Bilaabayso Somaliland.
May 11, 2021 - Written by Editor:

NARIOBI(W,N)-Diyaarada Kenya Airways ayaa maanta shaacisay in ay duulimaadyo toos ah ka bilaabayso Somaliland 28may ee bishan duulimaadyo Hargaysa Iyo Nairobi ah.

Dhawaaca kazoo yeedhay diyaarada ay leedahay dawlada Kenya ayaa kusoo beegmaysa xili ay maanta joojisay duulimaadyadii uga iman jiray somaliya ee ay diyaaradaheedu ku tagi jireen iyo kuwii uga iman jirayba.

Dhanka kale diyaarada Kenyan Airways ayaa shaacisay jidwalka maalmaha ay duulimaadyada ku imanaysa Hargaysa Iyo Nairobi.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS