DAAWO;-Sheekh Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Fadliga Ciidul Fidriga Iyo Fariinta Uu Udiray Waalidiinta! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Sheekh Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Fadliga Ciidul Fidriga Iyo Fariinta Uu Udiray Waalidiinta!
May 12, 2021 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cabdi Cara boo kamid ah culimada magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay fadliga ciidul Fidriga iyo siiwadida cabaadada Alle

Sidoo kale Sheekh maxamed cabdi carab ayaa waalidiinta ugu baaqay in ay caruurtooda ka waran hayaan islamarkaana kala dagaalamaan in ay ku dhacaan danbiyo maalmaha ciida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS