WAJAALE NEWS

DAAWO;-Sheekh Maxamed Cabdi Carab Oo Ka Hadlay Fadliga Ciidul Fidriga Iyo Fariinta Uu Udiray Waalidiinta!

HARGAYSA(W,N)-Sheekh Maxamed cabdi Cara boo kamid ah culimada magaalada Hargaysa ayaa ka hadlay fadliga ciidul Fidriga iyo siiwadida cabaadada Alle

Sidoo kale Sheekh maxamed cabdi carab ayaa waalidiinta ugu baaqay in ay caruurtooda ka waran hayaan islamarkaana kala dagaalamaan in ay ku dhacaan danbiyo maalmaha ciida.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version