DAAWO;- Shacabka Magaalada Gabiley Oo Si wayn U Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;- Shacabka Magaalada Gabiley Oo Si wayn U Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay
May 13, 2021 - Written by Editor:

GABILEY(W,N)-Shacabka magaalada gabiley ayaa siwayn u oogay tukashada salaada ciidul fidriga oo lagu tukaday garoonka kubada cagta ee magaalada.

Sidoo kale maamulka gabiley iyo masuuliyiin kala qaybgalay ayaa bulshada halkaasi uga jeediyay khudbado la xidhiidha salaada iyo isku duubnida bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

COMMENTS
LINKS