WAJAALE NEWS

DAAWO;- Shacabka Magaalada Gabiley Oo Si wayn U Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidriga Iyo Nuxurka Khudbadihii Laga Jeediyay

GABILEY(W,N)-Shacabka magaalada gabiley ayaa siwayn u oogay tukashada salaada ciidul fidriga oo lagu tukaday garoonka kubada cagta ee magaalada.

Sidoo kale maamulka gabiley iyo masuuliyiin kala qaybgalay ayaa bulshada halkaasi uga jeediyay khudbado la xidhiidha salaada iyo isku duubnida bulshada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

 

Exit mobile version