WAJAALE NEWS

Wakiilka Midowga Yurub Oo Ka Qaybgalay Mashruuc Laga Dhagax Dhigay Magaalo Madaxda Gobolka Saaxil Ee berbera.

BERBERA(W,N)-Wasirka Wasaarada qorshaynta Somaliland maayarja magaalada berbera iyo wafti  ka socday midowga yurub oo uu hor kacayay wakiilka yurub ee somaliya iyo Somaliland ayaa maanta magaalada berbera ka dhagax dhigay mashaariic horumarineed.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version